Dhaqan galka Xeerka Shaqaalaha Dawladda
Xeerka Shaqaalaha Dawladda Xeer Ln 97/2022
Muddadii ay Hay'adda Shaqaalaha Dawladdu wadday barnaamijka dib u habaynta shaqaalaha dawladda waxa la curiyay siyaasado, xeerar iyo hagayaal badan oo qaranku ku shaqeeyo, kuwaas oo aasaas u ahaa dib u habaynta hay'adaha dawladda iyo shaqaalahaba.
Halkan waxa aad ka arki kartaa siyaasadahaas, xeerarkaas iyo hagayaashaas la curiyay oo uu kamid yahay dhaqan-galka:-
Xeerka Shaqaalaha Dawladda Xeer Lr.97/2022
Xeerka Shaqaalaha Dawladda Xeer Lr.97/2022