Imtixaanka Macalimiinta ku meel-gaadh ka ah ee Gobolka Saaxil
Wasiirka Wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Dr. Ahmed Aden Buuxane iyo Gudoomiyaha Hay'adda shaqaalaha dawladda Khalid Jaamac qodax, oo ay weheliyaan gudoomiye ku/xig Hay'adda Badhasaabka G. Saaxil iyo ku/xig Duqa degmada Berber, Ayaa Maanta si rasmiya u daahfuray imtixaan Daahfuran oo Hay'adda Shaqaalahu ka qaaday Macalimiinta Ku meelgaadhka ah ee Wassaradda Waxbarashada iyo Sayniska Gobolka Saaxil. Imtixaanka waxa u fadhiistay 201 oo ka Kala socday labada degmo doorasho ee Gobolka Saaxil.
Related Post
Jan 22, 2024
WARGELIN MUHIIMA:
Dec 14, 2023
Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ayaa saaka furay isla markaana guddoom...
May 28, 2023
26 November 2023 Waxa Maanta hoolka shirarka ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ka ...
Dec 25, 2023
25 December 2023 Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL - Civil Service Co...
Dec 13, 2023
Hollka Shirarka ee Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL - Civil Service Commission w...
Nov 01, 2023
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Mudane Khalid Mirre Nouh ayaa fu...
Dec 26, 2023
26 December 2023 Waxaa maalintii 2aad si habsami leh u socda Shirka Diyaarinta Q...
Dec 02, 2023
02 December 2023-ka
Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Mudane