SIYAASADDA SHAQO-ABUURKA QARAN EE SOMALILAND
Waxa Curisay Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSLHalkan waxa aad ka arki kartaa siyaasadahaas, xeerarkaas iyo hagayaashaas la curiyay oo qaarkoodna dhaqangal yihiin maanta, qaarna ay ku jiraan hannaankii ansixinta oo dhawaan la filayo in ay dhamaystiranto.
Qaarkood waxa lagala shaqeeyay wasaaradaha iyo hay'adaha dawladda ee ay khusayso, halka kuwa kalena ay Hay'adda Shaqaaluhu u madax bannaanayd curintooda iyo dhaqan gelintoodaba.