Publications
RESOURCES CENTER
Information Resource Centre
The Information Resource Center (IRC) will be used as a first point of call for internal stakeholders in need of publications and other information sources
relevant to the work of the CSC. The IRC will accordingly satisfy the information needs of internal clients
Hay'adda Shaqaalaha Dawladda
Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland waxa la asaasay sida aan kor ku xusnay sannadkii
1993kii, iyada oo aasaaskeedu waafaqsan yahay Dastuurka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland .
Hay’addu waxa ay u taagan tahay dhismaha, tababarka, daryeelka, xaqsiinta iyo dabagalka
shaqada iyo shaqaaalaha dawladda guud ahaan.
Ujeeddooyinka ay u aasaasantahay Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu
Sida ku cad Dastuurka Qaranka JSL, ujeeddooyinka ama waajibaadyada ay u igmantahay
waa kuwan hoos ku xusan:
Horumar...