Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Mudane Khalid Jaamac Qodax iyo Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Mudane Maxamed Xaaji Aadan Cilmi ayaa kormeer ku tagay Xarunta Barashada Dastuurka iyo Wadaniyadda JSL