01 January 2023 Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda .

Mudane; Khalid Jama Qodax oo ay weheliyaan Guddida Komishanka HSHD, Agaasimaha Guud iyo Gudida Dhaarsan ee imtixaanka oo ah qaar kamida Agaasime Waaxeedyadda iyo khabiirka imtixaanka Ka qaadayay shaqaalaha ku meel gaadhka ah Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL ee gobolka Saaxil. 

imtixaan oo ay ka qayb galeen 148 qof oo ka qabsoomay Xarunta Jaamacadda Badda ee Berbera. Halka 34 shaqaale hoosaad la qiimayn doono iyadda oo laga soo saari doono liisto rasmiya shaqaalaha hoosaadka la qiimeeyey.