16, February, 2023.
Hay'adda Shaqaalaha Dawladdu iyada oo duulaysa xeerka Shaqaalaha dawladda xeer lr.97/2022 qodobkiisa 64aad waxa ay ku Wargalineysaa Dhammaan masuuliyiinta Wasaaradaha iyo Hay’addaha dawliga ah.
 
In Shaqaalaha Dawladu shaqada fasax ka yihiin Maalinta Sabtida 18 February 2023ka oo ah xuska Isra-walmicraaj .