26, February, 2023.
Hargeysa SL-P 27 Feb 2023 Fadhigii maanta ee Golaha Wakiiladda JSL ayaa cod gacan taag ah lagu ansixiyey afar Masuul oo uu ka mid yahay Komishaneer Mustafe Mohamed Awil oo ah Xubin Komishaneer ah oo dhawaan ku soo biiray Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL - Civil Service Commission 
https://csc.govsomaliland.org/.../golaha-wakiilada...