Dib-u-habaynta shaqaalaha dawladdu waa mudnaanta koowaad ee Dawladda Somaliland waxana uu qaby-lagama maarmaan ah uu ka yahay tiirka maamulka ee ku xusan Qorshaha Horumarinta Qaran II (2017-2021), oo ah mid ka mid ah go’aamada iyo siyaasadaha taageeraya guud ahaan dawladda iyo dib-u-habaynta shaqaalaha dawladda, sidoo kale oo qorshahana adkaynayaa u hellanaanta dawladda ee xidhiidha wanajinta jawiga siyaasad dejinta iyo adeeg-bixinta oo lagu gaadhayo in la helo shaqaale dawladeed oo shaqaynaya oo karti leh.