Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL Mudane Khalid Jama Qodax Ayaa Isku-Shaandhayn ku sameeyay qaar ka mid ah Maamulka Kala Duwan ee Hay'adda Shaqaalaha Dawladda sida ku cad warqadan hoose