25 October Waxaa Maanta Guddoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Mudane
Khalid Jama Qodax iyo Agaasimaha guud ee Hay'adda shaqaalaha dawladda mudane Khalid Mirre waxa ay kulan balaadhan la qaateen Xawa Dubad iyo kooxdeeda oo u dhaqh-dhaqaaaqa xuquuqda dadka maqalkoodu xadidan yahay. Kulankaasi waxa laysla qaatey sidii looga wada shaqeyn lahaa horumarka iyo wacyigelinta dadkaasi iyo sidii looga heli lahaa xafiisyada dawladda dad u tobbobaran turjumaadda dadkaasi. Guddomiyaha iyo agaasimuhuna waxa ay ku booriyeen dedaalka ay kooxdaasi wado
3119253242083088715526066394873995353473398n
3115896122083082915526643874458766201902101n