Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Mudane Khalid Jama Qodax oo ay weheliyaan qaar kamid ah Agaasime waaxeedada ayaa maanta kulan xog waraysi ah la qaatay Gudidda Joogtada iyo Anshaxa ee Golaha Wakiillada JSL
Kulanka oo uu gudoominayay kusimaha Gudoomiyaha gudidda. Joogtada ah mudane Axmed Cabdi Muuse (Axmed Inni) ayaa xogwaraysiga ka dib suaalo lagu waydiiyey Gudoomiyaha
#cscsomaliland2023 #HSHD #cscsomaliland #SLCSC #somalilandcsc #Togdheer #Burao #Borama #Berbera #Lascanood #Sool #cscsl