01 January 2023 Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Mudane Khalid Jama Qodax oo ay weheliyaan Guddida Komishanka HSHD, Agaasimaha Guud iyo Gudida Dhaarsan ee imtixaanka oo ah qaar kamida Agaasime Waaxeedyadda iyo khabiirka imtixaanka Ka qaadayay shaqaalaha ku meel gaadhka ah Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL ee gobolka Saaxil.
imtixaan oo ay ka qayb galeen 148 qof oo ka qabsoomay Xarunta Jaamacadda Badda ee Berbera. Halka 34 shaqaale hoosaad la qiimayn doono iyadda oo laga soo saari doono liisto rasmiya shaqaalaha hoosaadka la qiimeeyey.

Hambalyo! Dhammaan Guulaystayaasha Gobolka Saaxil ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ah Kuwaasi oo kasoo dhex baxay 148 tartame oo galay imtixaan daahfuran.
Haddaba Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu iyadoo fulinaysa xeerka Shaqaalaha dawladda xeer lr.97/2022 iyo Mabaadiida ay ku aas aasantahay ee ah Daacadnimo, Dhexdhexaadnimo,Sinaan iyo Cadaalad)
waxa ay soo saareen Natiijada Imtixaanka gobolka Saaxil iyo degmooyinka hoos yimaada; eeg lifaaqyada Hoose

Fiiro Gaara: Si ay kuugu furmaan lifaaqyadani. Waa in aad ku xidhan tahay bogan ( Flower + Like + Share Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL - Civil Service Commission

DEGMADA SHEEKH (NURSING) https://drive.google.com/file/d/1JLBAkSkP5d44rwmotUDtTZ0JwaTQAG3c/view?usp=sharing

DEGMADA BERBERA (NURSING)
https://drive.google.com/file/d/1GYWBR234asi4CI34XrAJvNDBHg356uGv/view?usp=share_link

DEGMADA BERBERA (DOCTORS)
https://drive.google.com/file/d/1QGLUxUCbvuipxypLTi9sZYo7YBb_iWXT/view?usp=share_link

DEGMADA SHEEKH (DOCTORS)
https://drive.google.com/file/d/1L8c3me8oCI4kQj6GcoTn_KZDPngraLpR/view?usp=share_link

DEGMADA BERBERA (MIDWIFE)
https://drive.google.com/file/d/1SEyVNWk7EzgVhFAsmwL6_WbkK8ht5XAZ/view?usp=share_link

DEGMADA SHEEKH(MIDWIFE)
https://drive.google.com/file/d/1UXGEV4RsAa7NHDvdGIsiALoVidGVw_0L/view?usp=share_link
DEGMADA BERBERA (APPLIED SCIENCE)
https://drive.google.com/file/d/1fRVQjRlJGNolUydbFEMQrKdn7tJzWc9V/view?usp=share_link

DEGMADA SHEEKH (APPLIED SCIENCE)
https://drive.google.com/file/d/1QqhVlLQMJpZ3mTylVZcbIVsIaYjsVDih/view?usp=share_link