Waxa ay Hay’adda shaqaalaha dawladdu ku wargalinaysaa, dhammaan Wasaaraddaha, Hay’addaha Dawladda & Wakaaladdaha JSL in saacaddaha soo galista shaqada iyo ka bixista shaqada laga jaray hal saac, taas oo noqon doonta 7:00 Subaxnimo ilaa 1:00 Duhurnimo. Ramadaan Mubaarak shaqaale weynaha qaranka.