Saacadaha Shaqada Bisha Barakaysan ee RAMADAAN
22 March 2023 Sida uu dhigaayo xeerka Shaqaalaha dawladda Xeer Lr .97/2022, qodobkiisa 10aad, farqaddiisa 7aad.
Waxa ay Hay’adda shaqaalaha dawladdu ku wargalinaysaa, dhammaan Wasaaraddaha, Hay’addaha Dawladda & Wakaaladdaha JSL in saacaddaha soo galista shaqada iyo ka bixista shaqada laga jaray hal saac, taas oo noqon doonta 7:00 Subaxnimo ilaa 1:00 Duhurnimo. Ramadaan Mubaarak shaqaale weynaha qaranka.
Related Post
Read More
May 24, 2023
Abdiaziz Hersi Warsame
Chairperson, Civil Service Commission (CSC) of Somalilan...
Read More
Oct 01, 2025
Shaqada Hagaajinta Barxadda iyo Wadda Hay’adda Shaqaalaha Dawladda #DowladdaHo...
Read More
Jun 05, 2025
???? CIID AL-ADXA – FASAX RASMIGA AH
Hay’adda Shaqaalaha Dawladda JSL
Ku: Dham...
Read More
Feb 01, 2025
About the Deputy Chairman
Mr. Xasan Xuseen Cabdi (Xaydar)
Deputy Chairman, Civ...
Read More
Jun 15, 2025
Taariikh: 15 June 2025
Goobta: Xarunta Dhexe ee HSHD – Hargeysa
Shirka Maamu...
Read More
Jan 16, 2022
On 16th January 2025, the President of the Republic of Somaliland appointed Sici...
Read More
Jun 17, 2025
Hambalyo, Hambalyo
Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda JSL, Mudane Cabdi...