15, March, 2023.

Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL - Civil Service Commission shaacisay Jadwalka Imtixaanka iyo Hubinta MACALIMIINTII Ku Meel Gaadhka ahaa ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee ka hawlgalayay Dugsiyadda Hoose Dhexe iyo Sare ee goboladda dalka 
#CSC #Somaliland #Hargeisa #BURCO #lascanood #Ceerigaabo #BOORAMA #Berbera #CSC2023