Maanta oo ay taariikhdu tahay 25 March 2023, Waxa si rasmi ah u bilaabmay jadwalka hubinta shaqaalaha (Macalimiinta) Ku Meel-gaadhka ah ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska. 

Haddaba, Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu iyadoo fulinaysa xeerka Shaqaalaha dawladda Xeer Lr.97/2022 iyo mabaadiida ay ku aas aasantahay ee (Isku duubni, daacadnimo, hadaf, dhexdhexaadnimo, xirfad, hufnaan, waddaniyad, sinaan iyo cadaalad).

Hubintani oo u socota si daah furan iyadoo la hubinayo qofwalba inuu buuxiyahay shuruudaha hubinta looga baahanyahay.
* Kaadhka dhalashada (Original)
* Shahaadada (Original)
* In uu sito warqadda hawl-gelinta ( oo wasaaradda waxbarashadu soo xaqiijiso)

#cscsomaliland2023 #HSHD #SLCSC #cscsomaliland #somalilandcsc #cscsl