Jadwalka Imtixaanka iyo Hubinta Shaqaalaha Ku Meelgaadhka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Gobolka Togdheer.

Ogaysiis: Waxaa Maalin Dib loo dhigay Jadwalka Imtixaanka iyo Hubinta Shaqaalaha Ku Meelgaadhka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Gobolka Togdheer.

 

Waxana uu si rasmiya u bilaabmi doonaa Maalinta Isniinta ee Taariikhdu tahay 2da January 2023

Waxa Xarunta Hay'adda Shaqaalaha ee Gobolka Togdheer lagu samaynayaa Hubinta Shaqaalaha Ku Meelgaadhka ee Wasaaradda Caafimaadka ee Galaya Imtixaanka.

*Fiiro Gaara: Qofkasta oo aan Hubintaas Marin Galimaayo Imtixaanta

Goorta: 7:30 Subaxnimo Maalinta Salaasa 2 January 2022

Goobta: Xarunta Hay'adda Shaqaalaha ee Gobolka Togdheer