Tobabarka Dastuurka JSL iyo Wadaniyadda

Ku: Dhamaan Shaqaalaha Hay'adda Shaqaalaha Axadda ah 28 May 2023.
 
Waxa jira Tababar ku saabsan Dastuurka iyo Wadaniyadda taasi oo ay ka qayb qaadanayaa dhamaan Shaqaalaha Dawladda gaar ahaan HSHD.
 
Marka laga reebo 24 qof ee qaatay tababarka.
 
Goorta:08:00
Goobta: Pention Hall
 
FG: Agaasimayaasha iyo Shaqaalaha waa inay ka qayb qaataan