Natiijada imtixanka Gobolka MJ Degmada Hargeysa MD

Natiijada Guulaystayaashi Imitixaanka Gobolka Maroodi-Jeex oo ay ka qayb galeen 1388 Shaqaalihii ku meel gaadhka ahaa oo ka qabsoomay hoolka Hay'adda shaqaalaha iyo Mac’hadka shaqaalaha dawladda.
Waxa imtixaanka si rasmi ah ugu fadhiistay 1053 tartame. Imtixaankaasi oo si daah-furan loogu tartamey, waxa natiijadiisa la shaacin doonaa goordhow sida ugu dakhsiyaha badan marka la saxo dhammaan.