
Daahfurka Shirka Diyaarinta Qorshaha Sanadka 2023
11 January 2023 Gudoomiyaha Hay’adda Shaqalaha Dawladda
Mudane ; Khalid Jama Qodax oo ay weheliyaan Gudoomiye Xigeenka Ameina Hussein iyo Agaasimaha Guud Khalid Mire Nuh ,ayaa Saaka Daahfurtay Shirka Diyaarinta Qorshaha Sanadka 2023 Ku shaqayn doonto Hay’addu iyo sidoo kale Dib u eegista Qorshihii Sanadkii Hore ee 2022 Qorshayaashii wixii Qabsoomay iyo Wixii aan Qabsoomin.
Waxaa dhamaan kawada qayb qaadanaya Qorshaha Sanadka Shaqaalaha Hay’adda Shaqaalaha oo maanta iyo Bari insha allh Ku hawlanaan doona sidii Qorshuhu u noqon lahaa mid Quruxbadan oo Hirgala.