Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Komishaneer Mustafe Mohamed Awil

Hargeysa SL-P 27 Feb 2023 Fadhigii maanta ee golaha Wakiiladda JSL oo uu shirgudoominayay Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Mudane Siciid Mire Faarax (Giire) ayaa cod gacantaag ah ku ansixiyay afar masuul oo uu ka mid ahaa Mustafe Mohamed Cawil oo ah xubin Komishaneer ah oo dhawaan ku soo biiray Hay'adda Shaqaalaha lagu ansixiyey afar
1. Wasiirka Wasaarada Maalgashiga.
2. Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka
3. Xubin ka tirsan Komishanka Shaqaalaha Dawlada
4. Xubin katirsan Guddida Qandaraasyadda Qaranka.