Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland codadkii ugu badnaa ku ansixiyay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku xigeenka Hay'adda Shaqaalaha Dawladda.

Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku Xigeenka ayaa Xildhibaannada uga mahadnaqay kalsoonida ay ku siiyeen shaqada uu qaranka u igmaday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.