Guulaystayaasha Gobolka Maroodi-Jeex

Hambalyo! Dhammaan Guulaystayaasha Gobolka Maroodi-Jeex Shaqaalaha ku meel-gaadhka ahaa ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL Kuwaasi oo kasoo dhex baxay 1053 tartame oo galay imtixaan daahfuran. Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu iyadoo fulinaysa xeerka Shaqaalaha dawladda xeer lr.97/2022 iyo Mabaadiida ay ku aas aasantahay ee (Isku duubni, Daacadnimo, Hadaf, Dhexdhexaadnimo, Xirfad, Hufnaan, Waddaniyad, Sinaan iyo Cadaalad) Waxa ay u hambalyaynaysaa saartay Guulaystayaasha