Hay’adda Shaqaalaha Dawlada oo si habsami leh uga fulisay Gobolkii 4aad imtixaankii Shaqaalaha Ku Meelgaadhka

04 January 2023 Hay’adda Shaqaalaha Dawlada oo si habsami leh uga fulisay Gobolkii 4aad imtixaankii Shaqaalaha Ku Meelgaadhka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL ee gobolka Gobolka Sanaag.

imtixaan oo ay ka qayb galeen 266 halka ay 116 ka mida shaqaale hoosaad yihiin oo qiimayn lagu kala reebi doono tirada guud ee hubinta martay waa 393 Shaqaalaha Ku meel gaadhka ah ee gobolka Sanaag.