Hay'adda Shaqaalaha Dawladda ayaa abaal-marisay 20-kii Shaqaale ee ugu Hawl-qabadka Wanaagsanaa guud-ahaanba Hay`adda Shaqaalaha Dawladda.

Hay'adda Shaqaalaha Dawladda ayaa abaal-marisay 20-kii Shaqaale ee ugu Hawl-qabadka Wanaagsanaa guud-ahaanba Shaqaalaha Hay'adda, kuwaas oo iskugu jiray Shaqaalaha xarunta guud iyo Isu-duwayaasha Gobollada .
Munaasibadda ayaa waxa kasoo qeyb-galay Madaxda Hay'adda Shaqaalaha oo ugu horeeyo Guddoomiye Khaalid Jaamac Qodax, Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirrada, guddoomiyaha Maamul-wanaagga iyo Agaasimeyaal guud.