Hay'adda Shaqaalaha Dawladda ayaa maanta Imtixaan Shaqaaleysiin ah ka qaaday 19 Dhakhtar.

Hay'adda Shaqaalaha Dawladda ayaa maanta Imtixaan Shaqaaleysiin ah ka qaaday 19 Dhakhtar oo loo shaqaaleynayo Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka, kuwaas oo loo dirayo Waxbarashadda heerka Labaad ee Jaamacadda.
19-ka Dhakhtar ayaa waxay iskugu jireen guud ahaanba Gobollada Dalka.