
Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo Kormeer Shaqo Ka Bilowday Gobolka Saaxil
???? Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo Kormeer Shaqo Ka Bilowday Gobolka Saaxil
Wafti heer sare ah oo uu hoggaaminaayo Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, Mudane Xasan Xuseen, ayaa si rasmi ah u bilaabay kormeer shaqo oo degmada Berbera ay uga bilaabeen maanta.
Waftiga waxaa ku wehelinaya Agaasimaha Guud ee Hay’adda, Mudane Siciid Muuse Xoosh “Rooble”, iyo qaar ka mid ah Agaasime Waaxeedyada HSHD.
Ujeeddada kormeerka waxaa ka mid ah:
✔️ Kulan isbarasho ah oo lala yeesho Badhasaabka Gobolka Saaxil
✔️ Kormeerid ku saabsan saacadaha shaqada iyo habsami u socodka hawlaha
✔️ Qiimayn lagu sameynaayo adeegyada ay bixiyaan Wasaaradaha, Hay’adaha iyo Wakaaladaha Gobolka
✔️ Dardargelin iyo kor u qaadid hufnaanta shaqada iyo wada-shaqeynta laamaha dawladda ee heer gobol
Kormeerkan waxa uu qeyb ka yahay qorshaha qaran ee ay Hay’addu ku darsay sidii ay si toos ah ugu kuur-gali lahayd xaaladda dhabta ah ee Shaqaalaha Dawladda ee Gobollada Dalka.
???? La soco wararkayaga:
Facebook: https://www.facebook.com/CSCSomaliland
Twitter (X): https://twitter.com/somaliland_csc
Website: https://csc.govsomaliland.org
#HSHD #CSC_Somaliland #AdeegyadaDawligaAh #Berbera #Saaxil #WanaagaMaamulka
-
WhatsApp Image 20250514 at 15.18.58 (2)View
-
WhatsApp Image 20250514 at 15.19.00View
-
WhatsApp Image 20250514 at 15.18.59 (1)View
-
WhatsApp Image 20250514 at 15.18.58 (1)View
-
WhatsApp Image 20250514 at 15.18.59View
-
WhatsApp Image 20250514 at 15.18.55 (2)View
-
WhatsApp Image 20250514 at 15.18.58View
-
WhatsApp Image 20250514 at 15.18.57 (1)View
-
WhatsApp Image 20250514 at 15.18.57View
-
WhatsApp Image 20250514 at 15.18.56 (2)View
-
WhatsApp Image 20250514 at 15.18.56 (1)View
-
WhatsApp Image 20250514 at 15.18.56View
-
WhatsApp Image 20250514 at 15.18.54 (2)View
-
WhatsApp Image 20250514 at 15.18.55 (1)View
-
WhatsApp Image 20250514 at 15.18.55View
-
WhatsApp Image 20250514 at 15.18.54 (1)View