Hay’adda Shaqaalaha dawladda oo qalab gudoonsiiyey wasaarada Arimaha gudaha JSL iyo wasaarada Maalgashiga Qalab loogu tala galay xafiisyadda

Hay’adda Shaqaalaha dawladda oo ay ka socdaan Gudoomiye ku Xigeenka Aamina xuseen maxamuud, Agaasimaha Hay’addda Shaqaalaha dawladda Mudane Maxamed Geedi Caynanshe oo ay weheliyaan Saraakil ka socota Mushruuca dib u habaynta shaqaalaha dawladda ayaa gudoonsiiyey wasaradaha Arimaha gudaha JSL iyo wasaarada Maalgashiga Qalab loogu tala galay xafiisyadda oo ah Normal Office Desks
Normal Office Chairs
Normal office Cupboard for HR Director
Office Desktop - All in one Computer
Printer Color and copy and Scanner Support Hp
External hard Disk