Kulan-Hawleedka Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha & Hay'addaha Dawladda

Kulan-Hawleedka Agaasimayaasha Guud ee Dawladda

Tarikh: 02 Febraayo 2025

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ayaa maanta qabatay kulan-howleed loogu talagalay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraddaha iyo Hay’addaha Dawladda. Shirkan waxaa si rasmi ah u furay Madaxweyne-ku-xigeenka JSL, Ambassador Maxamed Cali Aw Cabdi.

Kulankan waxaa lagu falanqeeyey mawduucyo muhiim ah sida:
- Xeerka Shaqaalaha Dawladda
- Nidaamka Kaydka Xogta Shaqaalaha (HRMIS)
- Qaab-dhismeedka Cashuuraha iyo Xisaabaadka Dawladda

“Agaasimayaasha Guud waa guddi muhiim ah oo u adeega horumarinta qaranka,” ayuu yiri Madaxweyne-ku-xigeenka.

Daawo Muuqaal:
Kulan-howleedka

#CSCSomaliland #AgaasimayaashaGuud #Xisaabtan