
Kulanka isuduwayaasha iyo maamulka
Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Mudane Khalid Jama Qodax oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Mudane Khalid Mirre Nuux ayaa Tababar iyo kulan xog is waydaarsi u furay Isuduwayaasha Gobolada ee Hay'adda Shaqaalaha Dawladda iyo agaasime yaasha HSHDtababarkan ayaa ku Saabsanaa sidii loo xoojin lahaa loona dardar gelin lahaa hawlaha shaqo ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda gaar ahaan gobolada maamul daadajina loogu samayn lahaa 
Sidoo kalena Tababarkan ayaa lagaga Wada hadlay sidii qorshesanadeedka Hay’adda Shaqaalaha Dawladda su buuxda uga dhex muuqdaan qorshahaa isuduwayaasha goboladu 
Ugu danbayntii Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha ayaa xusay miisaanka iyo muhiimada ay isuduwayaasha Goboladu u leeyihiin Hay’adda Shaqaalaha Dawladda iyo Guud ahaanba Shaqaalaha dawladda.
															- 
										
										 IMG20230803WA0046View IMG20230803WA0046View
- 
										
										 IMG20230803WA0047View IMG20230803WA0047View
- 
										
										 IMG20230803WA0045View IMG20230803WA0045View
- 
										
										 IMG20230803WA0044View IMG20230803WA0044View
- 
										
										 IMG20230803WA0043View IMG20230803WA0043View
- 
										
										 IMG20230803WA0042View IMG20230803WA0042View
- 
										
										 IMG20230803WA0041View IMG20230803WA0041View
- 
										
										 IMG20230803WA0040View IMG20230803WA0040View
- 
										
										 IMG20230803WA0039View IMG20230803WA0039View
- 
										
										 IMG20230803WA0038View IMG20230803WA0038View
- 
										
										 IMG20230803WA0037View IMG20230803WA0037View
- 
										
										 IMG20230803WA0036View IMG20230803WA0036View
- 
										
										 IMG20230803WA0035View IMG20230803WA0035View
- 
										
										 IMG20230803WA0034View IMG20230803WA0034View
- 
										
										 IMG20230803WA0033View IMG20230803WA0033View

 
                         
                         
                        