Magacaabis Xil.

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL - Civil Service Commission Mudane Khalid Jama Qodax Ayaa Magacaabay Afar ka mid ah Maamulka Kala Duwan ee Hay'adda Shaqaalaha Dawladda sida ku cad warqadan hoose