Ogaysiis: Jadwalka Imtixaanka iyo Hubinta Shaqaalaha Ku Meelgaadhka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Gobolka Sanaag.
Ogaysiis: Jadwalka Imtixaanka iyo Hubinta Shaqaalaha Ku Meelgaadhka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Gobolka Sanaag.
Waxana uu si rasmiya u bilaabmi doonaa Maalinta Khamiista ee Taariikhdu tahay
5ta July 2023
Waxa Xarunta Hay'adda Shaqaalaha Dawladda ee Gobolka Sanaag lagu samaynayaa Hubinta Shaqaalaha Ku Meelgaadhka ee Wasaaradda Caafimaadka ee Galaya Imtixaanka.
Fiiro Gaara: Qofkasta oo aan Hubintaas Marin Galimaayo Imtixaanta
Goorta: 7:30 Subaxnimo Maalinta Khamiista 5ta January 2023
Goobta: Xarunta Hay'adda Shaqaalaha Dawladda ee Gobolka Sanaag.