Shaqo Qaran

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda JSL ayaa ku dhawaaqday Shaqalaysiinta Shaqalihii shaqo qaran dufcadii labaad oo tiradoodu dhantahay 711 shaqaale ah oo ka hawl gali doona wasaaradaha iyo Hay’adaha iyadoo Hay’adda Shaqaalaha Dawladu Fulinaysa Siyaasada Guud Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi Ku Hagayo Qaranka JSL.