Shirka indho furka Shaqaalaha Shaqo Qaran ee dufcadii 2aad ee Gobolka Maroodi jeex.

Hay’adda Shaqaalaha dawladdu waxaay manta u qabatay tababar 228 shaqaalihi Shaqo qaran dufcadii 2aad shaqaalahan ayaa dhawaan ka mid noqday shaqaalaha dawladda JSL