Tababarka ardayda Shaqo Carbinta Shaqo Qaran dufcaddii 4aad

Waxa ay Maanta HSHD Fulisay “Tababarka ardayda Shaqo Carbinta Shaqo Qaran dufcaddii 4aad. Tobabarkani oo ka qabsoomay xarunta kuliyadda Shaqo-Qaran ee Darar-wayne.
Safarkan shaqo waxaa hoggaaminayay Guddoomiyaha HSHD Mudane Khaalid Jaamac Qodax iyo Agaasimaha guud Mudane Khaalid Mire Nuux iyo qaar Ka mid ah agaasime waaxeedyada HSHD.
Dufcada 4aad ee Shaqo-qaran waxa ay helleen nuqullo ka mid ah xeerka shaqaalaha dawladda ardey waliba.