Waxa Assod Hotel ka qabsoomay Shirka Billaha ah ee Guddida Farsamo ee Barnaamijka Dib u Habaynta Shaqaalaha Dawladda.

Waxa Assod Hotel ka qabsoomay Shirka Billaha ah ee Guddida Farsamo ee Barnaamijka Dib u Habaynta Shaqaalaha Dawladda oo ka kooban Agaasimayaasha Guud ee qaar ka mid ah Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dawladda
Agaasimaha Guud ee Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL - Civil Service Commission
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta JSL