Xaflada Tababarka Indho-furka Shaqaalaha Cusub ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda.

Shaqaale ka kooban 16 shaqaale ah Ayaa manta ka qabsoomay hoolka Hay’adda Shaqaalaha Dawladda. Shaqalahaas oo kamid ahaa dufcadii labaad ee shaqo qaran ee Hay`adda shaqaalaha dawladdu ku kala qortay Wasaaradaha iyo Hay`adaha Dawlada.