Xafladda Furitaanka Tartanka Kubadda Cagta ee Shaqaalaha Dawladda

Daawo! Haddalka gudoomiyaha Hay'adda shaqaalaha dawladda ee xafladda Furitaanka Ciyaaraha shaqaalaha dawladda
Isniin 11 September 2023 Waxa lagu qabtay garoonka wayn ee Hargeisa Stadium Xafladda Furitaanka Tartanka Kubadda Cagta ee Shaqaalaha Dawladda
Waxaana ka qayb galaya 32 Kooxood oo matalaya Hay'addaha dawladda qaar ka mid ah oo ku tartami doona cupkan oo ay ciyaarayaan keliya shaqaalaha dawladda tartankan waxaa iska kaashanaya Hay'adda Shaqaalaha Dawladda iyo Wassaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha iyo xidhiidhka kubada cagta ee somaliland