Shirka Diyaarinta Qorshaha Sanadka 2024 Ka iyo Dib u eegista Qorshihii Sanadkii Hore ee 2023

26 December 2023 Waxaa maalintii 2aad si habsami leh u socda Shirka Diyaarinta Qorshaha Sanadka 2024 Ka ay ku shaqayn doonto Hay’addu iyo sidoo kale Dib u eegista Qorshihii Sanadkii Hore ee 2023 Qorshayaashii wixii Qabsoomay iyo Wixii aan Qabsoomin.

Waxaa dhamaan kawada qayb qaadanaya Qorshaha Sanadka Agaasimeyaasha,Madaxda Waaxaha iyo Xafiisyada Hay'adda Shaqaalaha oo maanta iyo Bari insha allah Ku hawlanaan doona sidii Qorshuhu u noqon lahaa mid Quruxbadan oo Hirgala.

Wuxu shirkaasi ka bilaabmay Maansoor Hotel Berbera

#cscsomaliland2023