Waxa Ambassador Hotel ka qabsoomay xafladda daahfurka wejigii Labaad ee mashruuca Dib u Habaynta Shaqaalaha Dawladda.

Waxaana Ka Soo Qayb Galay Madaxda Baanka Adduunka oo maalgaliyay mashruucan iyo guddida farsamo ee barnaamijka hagta oo ka kooban madaxda qaar ka mid ah Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dawladda
#slcsc #SLCSC #DG_CSC_Somaliland #Hayada_Shaqaalaha #CSC_Somaliland